Ifiye Radio

Ifiye Radio

IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer. Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo...

  • 4 minutes 7 seconds
    Xariir iyo Haboon Nuura
    23 January 2023, 2:03 am
  • 5 minutes 46 seconds
    Hay gabin-Faysal Cumar Mushteeg
    Somali music
    Heestii Haygabine iyo Fanaankii Faysal Cumar Mushteeg
    22 September 2022, 1:33 pm
  • 6 minutes 8 seconds
    Halgan-Suldaan Seeraar
    Halgan-Suldaan Seeraar
    Sanadguuradii ONLF ee 38-aad
    10 September 2022, 3:20 am
  • 6 minutes 58 seconds
    Gar baan kuu dhiganayaa-Digfeer
    Yassin Axmed Digfeer.
    Dadkii kala gado qarsada
    Waxbaa ka dhex guuxayee
    Gar-baan kuu dhiganayaa

    Gudoonkuna waa adigee
    Gar-eex lama doonayee
    Garawso waxaan ku dhaho

    Nin gob ah ood gacal tihiin
    Wiliba gacalooy ku jecel
    Adoon ku maqneyn wax gara
    Inuu gurigoo cidlo ah
    Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
    Miyaanu gartaa laheyn

    Dar-daarankii waad gaftee
    Adoo fasax gaaban tagey
    Maxaa GOBLE kaaga xidhan
    Ma geel-baa kuugu dhalay

    -----------------------------------------

    Adoon gurro iyo canaan
    Adoon gacan iyo dil qabin
    Adoon gaajiyo dhib arag

    Anoo Guri kuu sharaxay
    Gasiinkuna kuu dhex-yaal
    Wiliba Gobanimiyo sharaf
    Adiga guudkaaga sudhay
    Wiliba gacalooy ku jecel
    Adoon ku maqneyn wax gara
    Inaan gurigoo cidlaa
    Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
    Miyaanan gartaa laheyn

    Dardaarankii waad gaftee
    Adoo fasax gaaban tagey
    Maxaa GOBLE kaaga xidhan
    Ma geelbaa kuugu dhalay.
    7 September 2022, 10:31 pm
  • 3 minutes 52 seconds
    Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
    Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
    28 August 2022, 8:47 pm
  • 9 minutes 21 seconds
    Kii dhaba - Xaalima Khaliif
    Kii dhaba - Xaalima Khaliif Magool
    22 August 2022, 1:48 pm
  • 10 minutes 41 seconds
    AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
    AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
    17 August 2022, 12:50 am
  • 5 minutes 12 seconds
    Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
    Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
    2 August 2022, 6:02 pm
  • 10 minutes 51 seconds
    Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
    Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
    11 July 2022, 10:52 pm
  • 8 minutes 4 seconds
    Axmed Aarshe-fino lama abuure
    Axmed Aarshe-fino lama abuure
    WAXBA HA IFAQUUQINO HA INA KALA FOGEYNINE FARXAD IIGU NOLOOW
    22 June 2022, 2:38 am
  • 4 minutes 15 seconds
    Aboowe Rahiima Abuukar
    Aboowe Rahiima Abuukar
    3 June 2022, 7:10 am
  • More Episodes? Get the App
© MoonFM 2024. All rights reserved.